DAAWO Nin Qaadka cuna oo batrool iyo basbaas ku kabada

0
405

Mayow Cali Ibraahin waa mid ka mid ah muqayiliinta Magaalada Muqdisho sida Joogtada ah qaadka ugu cunayey 30kii sano ee la soo dhaafay .Wuxuu kaga duwan yahay qaad-cunayaasha kala in uu cunidda qaadka u isticmaalo Qudaar kala duwan iyo cabida shidaalka naftada.

LEAVE A REPLY